Qaamuusle LogoQaamuusle

masayr

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

masayr1
Magac lab
1
Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay.
2
U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.
masayr2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof masayr ku beermid.
2
Qof wax haysto u quuriwaayid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay