seegseeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
seegseeg1
Magac lab1
Qof nolosha ku fashilay.
2
Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon.
3
Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
Wadarta Magacan
-gyo, m.dh
seegseeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNolol ku fashilid (qof).
Is-rogga falkan
-gay, -gtay