seeb
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
seeb1
Magac labQori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
seeb2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadBeden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
Is-rogga falkan
-bay, -btay