Qaamuusle LogoQaamuusle

mayl juqraafi

Magac labJuqraafi
Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.
Wadarta Magacan

-lal ..., m.l