Qaamuusle LogoQaamuusle

salgan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

salgan1
Magac lab
Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
salgan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami