Qaamuusle LogoQaamuusle

sal jibbaar

Magac labXisaab
Tirada jibbaarkeedu tusinaayo inta jeer ee tiradaasi la isku dhuftay. Tusaale ahaan 2(4), 2 waa salka, 4-tuna waa jibbaarka.
Wadarta Magacan

-lal ..., m.l