Qaamuusle LogoQaamuusle

qowsaar

Magac lab
1
Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo.
2
Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin.
3
Nin xoog badan.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh