Qaamuusle LogoQaamuusle

qowle

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qowle1
Magac lab urur
Dad aan shaqo lahayn oo dadka kale dhaca. ld qawle¹, qowleysato.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh

qowle2
Magac lab
qof qowl leh oo oofiya balanka uu qaado. ld qawle².
Wadarta Magacan

-llow, m.l