Qaamuusle LogoQaamuusle

gucun

Magac lab urur
1
Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo.
2
Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn.
3
Cad dun ah.
Wadarta Magacan

-mmo, m.dh