Qaamuusle LogoQaamuusle

googgo'

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

googgo'1
Magac lab urur
1
Wax cad-cad aan is haysan noqday.
2
Lacag sarrif ah oo yar.
googgo'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cad cad noqosho (wax).
Is-rogga falkan

-'ay, -'day