Qaamuusle LogoQaamuusle

qotome

Magac labXisaab
Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.
Wadarta Magacan

-mayaal, m.l/dh