Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
2
Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
Wadarta Magacan
-rayaal, m.l/dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Seera-ha)
Dalal isku qabsan oo qarammo kala lee yihiin ama gobollo ama beero, kd., xarriiqda u dhexaysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaaday midna ka bilaabanayo; soohdin; xudduud; xad.