dhukaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhukaan1
Magac labCudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo uu la caatoobo.
dhukaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDhukaan qaadid (geel).
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aamay, -aantay; -aami