Qaamuusle LogoQaamuusle

dhuguc

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhuguc1
Magac lab
1
Miro aad u bislaaday; dhuubaan.
2
la midka ah (ld):
dhugucid
dhuguc2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Miro aad u bislaasho.
Is-rogga falkan

-gcay, -gucday; -gci