Qaamuusle LogoQaamuusle

seen

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

seen1
Magac lab
1
Kabaha la tolay jaanta ugu horraysa ee qofka cagtiisa lagu cabbiro.
2
S. ah: koombo iwm oo waxa ku jiraa afka la siman yihiin.
seen2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cayaar carruureed qof, wax la taabtay noqosho.
2
Madax, wax timaha laga xiiray noqosho.
3
Dhir laamaheeda la simay ahaansho.
Is-rogga falkan

-eemay, -eentay; -eemi