Qaamuusle LogoQaamuusle

meecaad

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

meecaad1
Magac lab
Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.
meecaad2
Magac dheddig
1
Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta.
2
Nasiib wacan.
meecaad3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
Is-rogga falkan

-day, -dday