Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
mee
Erey weyddimeed
Xaggee ayuu jiraa?, aaway?.
Tusaale
“Wiilku mee?”
“Ku mee?”
Is-rogga falkan
meedey; meeye/maye
Ereyo kale oo u soo dhow
1: meecaad
Magac lab
2: meecaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: meecaadid
Magac faleed dheddig
4: meecaadin
Magac faleed dheddig
5: meecaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: meecaadsanaan
Magac faleed dheddig
7: meecaadsanansho
Magac lab ama dheddig
8: meeday
Erey weyddimeed dheddig