maxay
Erey weyddimeed
1
Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?”
2
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo.
Tusaale
“Shalay kuuma imaan, maxaajiraa, hawl baan lahaa”