waayo
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waayo1
Magac lab wadar1
Waqti hore oo la soo dhaafay.
2
Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.
3
Arrin; xaal; sah.
4
Dhibaha adduunka; tabaalo.
waayo2
XiriiriyeNaxweErey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay.
Tusaale
“Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”
waayo3
Erey weyddimeed1
Waa ayo?, waa kuma?
2
Sababtu maxay tahay?wadaaji