waab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waab1
Magac lab1
Dhis yar oo la harsado.
2
Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
3
Hoose birta lagu tumo.
Wadarta Magacan
-bad, m.l/waab, m.dh
waab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadGeed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay