Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
duhur
Magac lab
1
Waqtiga u dhexeeya harka ilaa casarka.
2
Salaadda xilliga la tukado.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: duhur-kulul
Magac lab
2: duhurnimo
Magac dheddig
3: duhursasho
Magac faleed dheddig
4: duhurso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad