Qaamuusle LogoQaamuusle

dhidib

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhidib1
Magac lab
1
Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo.
2
Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta.
3
la midka ah (ld):
dhidbid
Wadarta Magacan

-bbo, m.dh

dhidib2
Magac lab
1
(xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay.
2
(xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan.
3
(xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.
dhidib3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax si adag dhulka ugu aasid.
Is-rogga falkan

-dbay, -dibtay; -dbi