finiin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
finiin1
Magac lab1
Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqso uga soo fuqay, ama uga soo ganmay.
2
Ciyaar carruureed ah dhaqxaan yaryar oo faraha lagu gamayo. ld faniin¹.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
finiin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax ordaya xoog uga dhicid.
Tusaale
“Baabuurkii ayuu xoog uga finiinay”
2
Wax meeshii ay joogeen ama ku dhegganaayeen xoog uga soo go'id ama uga soo ganmid.
Tusaale
“Dhagax baa soo finiinay”
3
Xoolo gaar u cararid.
Tusaale
“Faras baa naga finiinay”
la mid ah:faniin².
Is-rogga falkan
-nay, -ntay