Qaamuusle LogoQaamuusle

miskiin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

miskiin1
Magac lab
1
Nin aan hanti lahayn ama cayr ah.
2
Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹.
Wadarta Magacan

-nno/masaakin, m.dh

miskiin2
Magac dheddig
la midka ah (ld):
miskiinad