miscilil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
miscilil1
Magac dheddig1
Irridda xerada.
2
Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato.
3
Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
miscilil2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadXero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay