Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
misana
Xiriiriye
Laakiin, ha ahaatee.
Tusaale
“Afka carabiga wuu fahmayaa, misana kuma hadli karo”
la mid ah:
misna.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: misaal
Magac lab
2: misbaax
Magac dheddig
3: miscilil
Magac dheddig
4: miscililasho
Magac faleed dheddig
5: miscilili
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: miscililid
Magac faleed dheddig
7: miscililin
Magac faleed dheddig
8: miscililo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad