Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
asii
Xiriiriye
Naxwe
1
Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “oo”.
Tusaale
“Haddaan lacag siiyo asii diido, maxaan sameynayaa?”
2
Erey lagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”.
Tusaale
“Lagac baan siiyay asuu diiday”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: asiib
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: asiibid
Magac faleed dheddig
3: asiidh
Magac lab
4: asiidh-bu'eed
Magac dheddig
5: asiidh-cabirid
Magac dheddig
6: asiidh-dufaneed
Magac lab
7: asiidh-laagtika
Magac dheddig
8: asiidh-ooman
Magac lab