Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
asiib
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”.
2
Arrin xalkeeda dhabta helid.
Tusaale
“Ardaygii jawaabtii waa asiibay”
la mid ah:
aseeb.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: asii
Xiriiriye
2: asiibid
Magac faleed dheddig
3: asiidh
Magac lab
4: asiidh-bu'eed
Magac dheddig
5: asiidh-cabirid
Magac dheddig
6: asiidh-dufaneed
Magac lab
7: asiidh-laagtika
Magac dheddig
8: asiidh-ooman
Magac lab