Qaamuusle LogoQaamuusle

asiidh

Magac labKiimika
1
Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurma biyaha oona saara ayoonno togan oo haydarojiin ah.
2
Aragtida lowri-boronistidh ee asiidhada iyo beysyada (1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay, in asiidhu tahay borotoo.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh