asiidh ooman
Magac labKiimika
Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydh waxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysma kaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) = H2CO3(aq).
Wadarta Magacan
-dyo ..., m.dh
-dyo ..., m.dh