maalingaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maalingaal1
Magac lab1
Hawl maalin dhan socoto oo aan kala go' lahayn.
2
la midka ah (ld):
maalingaalid
maalingaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHawl maalin dhan wadid iyada oo aan la kala goyn.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay