jiilaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jiilaal1
Magac lab1
Afarta xilli mid ka mid ah, oo u dhexeeya dayrta iyo gu'ga; diraac.
2
Xilli kastoo aan roob iyo barwaaqo lahayn (siiba diraacda iyo xagaaga).
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
jiilaal2
Magac lab(c.fal.) Loolalka dhexe, waa xilliga ku xiga dayrta, cilmiga gibilka wuxuu ku dhammaadaa kubbad-badhka waqooyi min hornaqa jiilaalka (ilaa 22 disembar) ilaa caanomaallada isle'eg ee gu'ga (ilaa 21 maarso).
Wadarta Magacan
-llo, m.dh