xaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xaal1
Magac lab1
Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
2
(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
3
la midka ah (ld):
xaalad
Sida lagu suganyahay; sah
xaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLa x.: cid arrin la dhammaysasho.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay