jiil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jiil1
Magac lab1
Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado.
2
(-lal, m.l) Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro.
3
Dalab.
4
(-lal, m.l) Fac.
jiil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNirgo qoryo fiiqfiiqan oo si farsamo ah loo habeeyey si aysan wax u nuugin gafuurka uga xirid.
Is-rogga falkan
-iilay, -iishay