maalinjoog
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maalinjoog1
Magac lab1
Xoolo maalin dhan ceel jooga.
2
la midka ah (ld):
maalinjoogid
Booqasho hal maalin ah
maalinjoog2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBooqashada hal maalin ah cid ugu tegid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay