saamax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saamax1
Magac labDhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.
saamax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -mixi