Qaamuusle LogoQaamuusle

dhamas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhamas1
Magac lab
Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
dhamas2
Magac dheddig
Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.