beri
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beri1
Magac lab1
Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.
2
B.ga: maanta.
beri2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMaalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi