Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
saxarka Alfa
Magac lab
Kiimika
Bu'da heliyam oo ay bixisay bu' weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.
Wadarta Magacan
-rada ..., m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: sax
Magac lab khabar
2: saxaab
Magac lab
3: saxaafad
Magac dheddig
4: saxaarad
Magac dheddig
5: saxaax
Magac lab
6: saxad
Magac lab
7: saxafi
Magac lab
8: saxal
Magac lab