ta'wiil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ta'wiil1
Magac lab1
Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta.
2
la midka ah (ld):
ta'wiilid
ta'wiil2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
Is-rogga falkan
-iilay, -iishay