Qaamuusle LogoQaamuusle

masdar

Magac labNaxwe
Magac-faleedka falka, yacni waa qaab faleed aan ku dhicin isrogrog la xariira tirada, caynta iyo amminkaba; badanaa waxaa la raaciyaa fal ka kaaliya xagga nadooca.
Tusaale
Axmed wuu akhrin karaa
Wiilasha way akhrin karaan
la mid ah:mesder.
Wadarta Magacan

-rro/-saadir, m.dh