Qaamuusle LogoQaamuusle

beni

Magac lab
1
Deyd dhagax ka samaysan oo beeraha timirta lagu kala qoqobo.
2
Cariish ka samaysan dhagax iyo qoryo.
3
(ld bini) Lacag bir ah ka mid ah lacagta sarrifka ee Ingiriisiga o laba iyo tobankii beni u dhiganta hal shilin.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh