bennedan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bennedan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHawl, ciyaar iwm wax la benneday noqosho.
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi
bennedan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadHawl ama ciyaar socotay oo la joojiyey ahaansho.
Is-rogga falkan
-dnaa, -dnayd