Qaamuusle LogoQaamuusle

sambab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sambab1
Magac lab
1
(-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo.
2
Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.
Wadarta Magacan

-bbo, m.dh

sambab2
Magac labCilmiga-naflayd
Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku neefsata. Lammaane sambab ah ayey ku leeyihiin saabka qafiska feedhaha dhexdooda. Mid kasta waxa uu ka kooban-yahay xuub yar oo qoyan kaas oo u laa-laaban si uu u kordhiyo bedka dusha.
Wadarta Magacan

-bbo, m.dh