gantaal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gantaal1
Magac lab1
Wax la ganay oo fallaar iwm.
2
Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal¹.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
gantaal2
Magac dheddigla midka ah (ld):
gantaalid
gantaal3
Magac dheddigGantaal ganid.