Qaamuusle LogoQaamuusle

gaari

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaari1
Magac lab
1
(gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado.
2
Gaarigacan.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh

gaari2
Magac dheddig
Haweeney maamulka aqalkeeda iyo nadaafadda jirka aad u ilaalisa oo uga adag.