Qaamuusle LogoQaamuusle

gannad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gannad1
Magac lab
1
Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka.
2
Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf.
3
la midka ah (ld):
gannadid
gannad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Nafley kacsan ahaansho.
Is-rogga falkan

-day, -dday