Qaamuusle LogoQaamuusle

afarqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

afarqaad1
Magac lab
1
Orod xawli ah oo addimada hore iyo kuwa dambe kuwaba mar la qaadayo.
2
Wax muggiisu qaado afar shay.
afarqaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Afar addinle orod dheer oo si talantaalli ah labada addin oo hore iyo labada dambe la qaadayo samayn.
Is-rogga falkan

-day, -dday