Qaamuusle LogoQaamuusle

afardhegood

Magac lab ama dheddig
1
Sagaarada lab ee kolkaas u soo baxeen geeso la arki karo oo kolkaa la moodo in ay afar dhegood leedahay.
2
Fallaar dhegtiiba laba tarfaaq leedahay, ama afar geesood oo geeskiiba dheg leeyahay.
3
Digir markaa soo baxday oo afar caleemood leh.