Qaamuusle LogoQaamuusle

cabaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

cabaad1
Magac lab
1
Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo.
2
Calaacal, cataw (qof).
3
la midka ah (ld):
cabaadid
cabaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo.
2
Calaacalid, catawid (qof).
Is-rogga falkan

-day, -dday